4.7
37 review
36.48 MB
Everyone
Content rating
6.9K
Downloads
Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU screenshot 1 Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU screenshot 2 Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU screenshot 3 Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU screenshot 4

About this product

Waa Asbuuca Hidaha iyo Dhaqanka Jamacad PSU Garowe Lagu Qabtay 12/2015

Rating and review

4.7
37 ratings
5
4
3
2
1

Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU description

Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan uu ay ku jiraan masuuliyiin sarsare , islaa markaa ardaydu waxay soo bandhigayeen wax yaabo ka turjumaya hidaheena iyo dhaqankeena , sidoo kale waxaa la gudoon siiyey shaahado sharaf qabyo ka midaa macalimiinta howl wadeena jamaca sidoo kale ardayda marti sharafta qabyo ka midaa , gunaanka xalfadaas waxay ahayd mid aad iyo aad u xiisa badan , sawirada markaad daawanaysid waxaad dareemin sidii inaad joogtay oo kale xamaasad darteed, sawirada waxaa lagu qaaday muuqa ugu fiican oo lagu qaado ,waxaana qaaday sawirda aadka u quruxda badan SHAREECO YAASIN , waxaa suurta galiyey barnaamijka jaamacada PSU , wixii aad qabtid ama nagu soo kordhinaysid fadlan noogu dir E-MAIL-ka hoos ku xusan
↓ Read more

Version lists