5.0
1 review
1.53 MB
Everyone
Content rating
0
Downloads
Soomar Hargaysa screenshot 1 Soomar Hargaysa screenshot 2 Soomar Hargaysa screenshot 3 Soomar Hargaysa screenshot 4 Soomar Hargaysa screenshot 5

About this product

Rating and review

5.0
1 ratings

Soomar Hargaysa description

Qaabka uu u shaqeynayo Apps-ka

Waxaa u qaabeynay hab-ka ay isku raacsanyihiin ganacsiyadda Soomaaliland , annagoo xooga saarnay in aan fududeyno hab adeegsiga iyo si uu u noqdo meel xog kasta oo ganacsi oo loo baahdo laga heli karo , mar waa meel aa kusoo bandhigo karto adeega aad u heyso bulshada marna waa suuq aad ka iibsan karto wax kasta oo aad u baahato .
Waa Download-gareysan kartaa ka dibna waa ka iibsan kartaa , kana dheehan kartaa waxaad u baahato .
Ganacsatadana wey is diiwaangelin karaan ka dib ayaan adeegooda bulshada la wadaageynaa.

 Wuxuu ka koobanyahay
-------------------------------------

 Shopping :-
oo ay ku jiraan ganacsiyada iibiya alaabaha kala duwan sida , Supermarkets, electronics, Carwooyinka, Stationery , Furniture’s, Spare-parts iyo wixii la mid ah waaad arki kartaa ganacsi kasta waana ka iibsan kartaa waxaa doonto adigoo isticmaalaya ZAAD,E-DAHAB ,MASTERCARD iyo VISA CARD .
 Travel :-
waxaa ka heli kartaa Dhamaan Travel agencies adigoo si fudud u ogaan kara halka aad u safreyso diyaaradaha aadda , maalmaha ay baxaan , qiimaha ka dibna waxaad ku iibsan kartaa Ticket-ka adeegyadda Lacagaha lagu bixiyo sida ZAAD,E-DAHAB ,MASTERCARD, iyo VISA CARD.
 Restaurants:
waxaa ka arki kartaa oo aad ka iibsan kartaa cunnooyinka adigoo dooranaya maqaayada aaad dooneyso .
 Universities :
waxaa ku jira jaamacadaha , waxaa sahleynaa ardayda iyo waalidiinta iney u booqan karaan jaamacadda iyagoo ogaan kara Faculties-ka ay bixiso Jaamacad kasta ,Fee-ga ,Xiliyada uu semisterka bilow yahay iyo xiliyada uu dhamaanayo .
 Hospitals :
waxaa ku jira Xarumaha caafimaad-ka waxaa dooran kartaa Doctor-ka daneyneyso waxana si fudud u bixin kartaa lacagta Ticket-ka Doctor-ka.


• WAXA UGU MUHIIMSAN
-------------------------------------
-inaa dheehan karto adeeg-yada, badeecadaha uu haayo ganacsi Hebel.
-Inaa wici karto si toos ah isla app-ka dhexdiisa
-inaa Message u diri karto .
-inaa ka iibsan karto
↓ Read more

Version lists