4.7
206 review
25.10 MB
Everyone
Content rating
114.2K
Downloads
Barashada Salaada screenshot 1 Barashada Salaada screenshot 2 Barashada Salaada screenshot 3 Barashada Salaada screenshot 4

About this product

Halkan Ka Baro Sida Salaada Loo Tukado...

Rating and review

4.7
206 ratings
5
4
3
2
1

Barashada Salaada description

Salaadu waa tiirka labaad ee islaamka, xikmada salaada ku jirta waxaa ka mid ah:
- Salaadu waxay qofka bartaa haybtiisa runta ah, taas oo ah in uu yahay adoon ILLAAHEY, mar kasta oo uu mashquulo qofku waxay xasuusinaysaa in uu yahay adoon ILLAAHAY, kolkaas ayuu cibaadadii soo gudanayaa.
- Salaadu waxay dejisaa dareennada kala duwan ee nafta.
- Salaadu waxay qofka u horseedaa xumaanta in uu ka tago, kuna dadaalo in uu ILLAAHAY u laabto.
↓ Read more