4.6
43 review
34.41 MB
Everyone
Content rating
27K
Downloads
Barashada Sakada screenshot 1 Barashada Sakada screenshot 2 Barashada Sakada screenshot 3 Barashada Sakada screenshot 4 Barashada Sakada screenshot 5

About this product

Halkan ka baro Sakada iyo Axkaamteeda

Rating and review

4.6
43 ratings
5
4
3
2
1

Barashada Sakada description

Sakadu waa tiirka sadexaad ee Islaamka.
In ay sakadu tahay waajib saaran qof kasta oo laga helo shuruudihii sakadu, waxa ay ku sheegan tahay Kitaabka Qur'aanka Kariimka ah.
Sakadu waxa ay u qaybsan taa laba:
- Sakaatu Fitri.
- Sakaatu Maal.


Faa'iidooyinka Sakada waxa ka mid ah:
1. Qofka waxa ay u fudeydisaa Alle-Ka-Cabsiga.
2. Qofka waxa ay u sahashaa Dhaqanka Wanaagsan.
3. Qofka waxa ay kala dagaalantaa bakheylnimada.
4. Waxa ay ka qayb qaadataa isku soo dhawaanshaha bulshada.
↓ Read more